The following text field will produce suggestions that follow it as you type.

Barnes and Noble

Tarankii Qurbaha Tagey

Current price: $9.95
Tarankii Qurbaha Tagey
Tarankii Qurbaha Tagey

Barnes and Noble

Tarankii Qurbaha Tagey

Current price: $9.95

Size: OS

Loading Inventory...
CartBuy Online
*Product information may vary - to confirm product availability, pricing, shipping and return information please contact Barnes and Noble
waa qoraal gaaban oo si kooban uga hadlaya, guud ahaan xaalka ay ku nool yihiin bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan waddammada galbeedka ee Yurub, Waqooyiga Ameerika, Ustaraaliya, iwm. Wuxuu si gaar ah qoraalku wax uga bidhaaminayaa xaaladda ubadkeenna ku nool qurbaha. Buuggan oo ah mid gaaban baa loogu talo galay inuu noqdo mid baraarujiya, waxna u ifiya bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Galbeedka. Iyadoo aanay cidina ka reebbanayn akhriskiisa ayaa hadan waxaa si gaar ah loogu talo-galay inay ka faa'iidaystaan dadka galbeedka ku nool oo aan xog sidaa ah aan ka hayn deegaanka ay ku nool yihiin. Sidoo kale, in dadweeynaha Soomaaliyeed ee waddankii ku nool ay ogaadaan nolosha iyo xaalka dhabta ah ee eheladoodii iyo dadkoodii galbeedka u qaxay ay ku sudan yihiin. Sidoo kale inuu dhiiri galiyo dadka arrinkan ku takhasusay kuna aqoonta badan in ay arrintan wax ka qoraan. waa qoraa deggen waddanka Ingiriiska, waana aabbe Toddobo carruur ah. Wuxuu qoray toddoba buug oo kala ah: Ka joogsada qof yiri Laa Ilaaha Illallaahu xaqeeda mooyee iyo Baarka Sare ee Islaamka oo hal buug isla ah (2011): Tarankii Qurbaha tagey (2011); Hoggaanka iyo Haweenka (2013); Shiicada: Caqiidadeeda iyo Sooyaalkeedii Geeska Afrika (2017); Xeerka Soomaalida iyo Calmaaniyadda Maxaa u Dhexeeya? (2019); Gunaanad (2021). Dhanka waxbarashadiisa, wuxuu Dugsiga Sare uga baxay magaalada Dhuusamarreeb sannadkii 1985. Intii uu joogey Ingiriiska wuxuu qaatay shahaadada Bachelor of Science (Bsc) Civil Engineering iyo sidoo kale Postgraduate Certificate (PGC) oo ah Islamic Banking and Finance..

More About Barnes and Noble at The Summit

With an excellent depth of book selection, competitive discounting of bestsellers, and comfortable settings, Barnes & Noble is an excellent place to browse for your next book.

Powered by Adeptmind